Fanaanka Justin Bieber oo ay so dhawaatay Balantii loo qabtay ee Maxkamada LA
2013-05-18 21:03:21
comments
Fanaanka caanka ah Jooqle Shire Jaamac soo saaray hees fariin cajiib ah gudbineysa + Video {loadposition ads}Heesta Hooyo ee uu soo qaaday Jooqle Shire Jaamac ayaa aad loola dhacay,waxeyna heestaasi gudbineysaa fariin aad u culus.Fanaanka Soomaaliyeed ee Jooqle Shire ayaa soo qaaday hees aad u macaan badan oo ka hadleysa dareenka naxariista leh ee ay leedahay...
2013-05-18 14:19:10
comments
Maxaa ka dhexeeya Wariye C/kariin Cali Kaar iyo Wiilka yar ee Afsoomaaliga ku gabya Anas yare ? + Video {loadposition ads} Shabakada Filmsheeg oo ah warbaahiye u heelan soo bandhigida iyo hormarinta Fanka iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ogaatay in uu jiro xiriir ka dhexeeya Wariye C/kariin Cali Kaar oo ka tirsan Tv Somali Channel iyo Wiilka yar ee ku...
2013-05-18 11:01:13
comments
Deepika Padukone oo la soo ogaaday in si dhab ah jacayl ugu hayso Salman khan {loadposition ads} Actarda Da,da yare e Deepika Padukone ayaa la soo ogaaday in jacayl xad dhaaf ah u hayso Actarka Caanka ah ee Salamna khan waxana sirtaa la ogaaday xili ay ay ka sharaabaysay Hotel ku yaala Magalaada Mumbai sida S24 News Soo daabacaday .Actarada ayaa...
2013-05-18 10:41:21
comments
Angelina Jolie oo laga helay cudurka Cancerka {loadposition ads}  Actarka Caanka ah ee Angelina Jolie oo maalmahaan joogtay magaalada London ayaa lugu soo waramayaa in dhaqatarkeeda gaar ka ah sheegay in Actaradaa ay qabto Cudurka Cancerka kaa oo kaga dhacay Naasaha sida Dhaqtarka uu sheegay . Waxa uu sheegay...
2013-05-18 10:33:46
comments
Ranbir Kapoor oo Salman khan kala hadlaya in heshiis la gaaro Shahrukhan {loadposition ads}  Actarka Caanka ah ee Ranbir Kapoor ayaa lugu soo waramayaa in dhax dhaxaadin ka dhaxwado Labada Actar ee Caanka ah ee Salman khan iyo SRK waxana uu sheegay in uu maalintii shalay kula kulmay Hotel ku yaala Magaalada Dalhi Salman khan .Waxa uu sheegay...
2013-05-18 10:28:34
comments
Daawo horumarka Ganacsiga Soomaalida dalka Holland {loadposition ads} Horumar dhinaca ganacsiga ah oo aad u balaaran ayey ka sameeyeen Soomaalida ku noolaan dalka Holland, waxaana ay ku leeyihiin Magaalooyinka waaweyn dukaano, Maqaaxiyada iyo shirkado xawaalado oo ayaga u gaar ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool...
2013-05-17 23:33:11
comments
Fanaanada Amina Dhool oo heshay lamaane ay nolosha la wadaagto + Video {loadposition ads}  Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (Dhool) ayaa la sheegay in maanta uu meherkeedu ka dhacay magaalada London ee dalka Britian.Amina Dhool ayaa gacaliyaheeda cusub magaciisa lagu soo koobay Mahdi.iyadoo aan war dheeri ah oo ku saabsan...
2013-05-17 16:47:03
comments
Saif Ali Khan oo doonaya Gabadhiisa Sara in uu Bollywoodka ku soo biiriyo {loadposition ads} Actarka Caanka ah ee Saif Ali khan ayaa wada qorsha uu ku doonayo in uu ku soo daro Bollywoodka Gebadhiisa Sara si ay uga mid noqota Acatarada caanka ah ee Dalka Hindiya. Waxa uu sheegay in qorshahaa uu ku dhashay mar hore hayeeshe waxa uu sheegay in uu...
2013-05-17 13:42:40
comments
Fanaanada Maryan Mursal oo soo gaartay dalka Holland si ay uga qeyb gasho xaflada 18ka may ee Soomaliland + Video {loadposition ads} Fanaanada caanka ee Soomaaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa ka soo degtay garoonka Schiphol Airport ee magaalada Amsterdam maalinimadii shalay aheyd , waxaana halkaasi ay ku soo dhaweeyeen qaar kamid ah haweenka ururka Diido oo ah ururka dhisan magaalada...
2013-05-17 13:38:03
comments
Fanaaniinta ugu caansan magaalada Hargeysa oo hees duco iyo amaan ah usoo qaaday sanadguurada Somaliland + Video {loadposition ads}  Heestaan oo ah mid lagu cabirayo dadaalka gooni isu taaga Somaliland ayaa duco iyo amaan isku jirta ah waxaa ka dhex muuqda fanaaniinta dhalinyarada ah ee loogu jecel yahay oo uu hogaaminayo Fanaanka da’da yar ee Mursal Muuse iyo lamaantiisa...