
Feerayhanka weyn ee Mike Tyson ayaa lugu helay in uu googol dhaaf la sameeyay Brad Pitt oo ah xaaska Robin Givens, waxana iminka loo haystaa kiiskaas uu sida xadgudbka u sameeyay Feer yahanka ,ayaa iminka loo haystaa dacwad ka dhan ah oo uu ku soo oogay Robin Givens oo ah ninka Pitt.
Mike Tyson ayaa iska fogeeyay eedeeynta loo soo jeediyay ,waxuna sheegay in Robin Givens aay kala tageen Pitt ,islamarkaana aay saxib ahayeen waxuuna tilmaamay in waxyaabaha lugu soo eedeeyay aay yihiin kuwa aan sax ahayn islamarkana uusan samay wax googol dhaaf ah
Robin Givens ayaa asigu ku andacoonaya in aay xaaskiisa tahay Pitt waxuuna sheegay in uu arkay Tyson oo googal dhaaf la smaynaya Xaaskiisa xili uu si kadis ah ku soo galay gurigiisa, waxuna sheegay in uu ka duubay Filim si cadayn loo helo, waxuna tilmaamay in dacwadiisa uu furayo si cadaalada loo horgeeyo .
Pitt oo ah qofta lugu soo eedeeyay googal dhaafka ayaa iyadu wali aan arintaa ka hadal ,waaxna la filaya in aay arintaa wax laga waydiin doono marka dacawdaa Tyson loo haysto ay furanto ,waxana Pitt iyo Tyson la sheegay in uu ka dhaxeeyay xariir hoose oo uusan la socon in Robin Givens oo ah ninka qaba.
Filmsheeg0@gmail.com
info@filmsheeg.com

Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 