Fanaanka Dalmar Yare Oo Soo Bandhigay Gabadhii uu Guursan Lahaa

2012-12-04 12:51:57

Fanaankii hore ee Koxda Wayaha Cusub Dalmar Yare ,ayaa soo bandhigay gabadhii uu guursan lahaa gabadhaas oo lagu magacaabo Samiira C/ raxmaan.

Dalmar ayaa wayahanba xariir la lahaa gabdhaan lakiin ugu danbeen waxuu ku dhawaqay Smiira in ay tahay gabadha uu la aqal galayo dhawaaan.

Dad badan ayaa u maleeyo Dalmar Yare gabdha uu guursanayo in ay la dhalatay fanaanda Hodan C/raxmaan lakiin taas run mahan Hodan iyo Samiira waxay wadagaan kaliya magaca C/raxmaan oo ah magacyada labadooda Aabe.

Sidoo kale Samiira iyo Hodan C/raxmaan  ayaa ah dad xooga isku eg oo la isku soo qabanaayo lakiin mahan labo qof oo walaalo ah ama isla dhashay.

Fanaanka Dalmar Yare ayaa tageera badan ku yeeshay heesihii kala ahaa Dayniile iyo Dhunkasho waxayna labadaas hees u noqdeen heeso u qarxay fanaanka si weyn uu magac ugu yeeshay.

Dhanka kale Fanaanka Dalmar Yare,ayaa dad badan ku xaman jirayn in uu xariir la lahaa fanaanadi dhawaan la guursaday ee Farxiyo Kabayare walow dad badan ay qanceen markay arkayn Farxiyo Kabayare oo la guursaday iyo Dalmar Yare oo Arooska ka heesay.

Ugu danbayntii bahda Filmsheeg.com waxay dhahayaan Dalmar Yare  quruxda nuuceeda wacan nasiib adiga u hale nasiib wacan saxiib.

Filmsheeg0@gmail.com

Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments
Ahmed
Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska

Name*
Email*
Comment*