
Amber Rose ayaa kumanaan dad ah dareenkooda soo jiidatay kidib markii Sawir muujinaya uurka Fanaanadaa la soo dhigay Boga ay in ternetka ku leedahay ee Twitter ka, waxaana dad lugu qiyaasay 1.4 million aay tahniyado iyo hanbalyo uga gudbiyeen Bogeeda Twitter .ka.
Sawir uu muuqday in uu ahaa mid xili aay jifto gurigeeda dhaxdiisay laga qaad ayaa muujinayay in aay dhawdahay,xiligii aay dhali lahayd ,fanaanadaa oo uurkaan uu yahay kii ugu horeeyay oo ay qaado ayay sheegtay Rose in aay aad ula yabto, marka aay fiiriso caloosheeda , waxayna si kaftana u tiri ,waan cabsdaa markaan fiiriyo calooshayda ,xili ay ka soo muuqanaysay barnaamij uu qabtay mid ka mid ah Tvyada ka faalooda Fanaaninta.
Amber Rose ayaa la waydiiyay waxa ay xirato ,xiliyada aay doonayso in aay ka baxdo gurigeeda, waxa ayna tiri, waxaan xirtaa Goonooyin gaaban iyo dhaar adag oo aan si wayn u muujinayn calooshayda , wayoo dadka ayaa igu badinaya eegmada ,inakstoo aan jaclahay in aan markasta ay dadku xasuusnaadan in uu yahay cunugii igu horeeyay,,, ayaa tiri iyadoo ilka cadaynaysa .
Uurka Fnaanda waxa ay u leedahay saxibkeed Fanaanka wayn ee Wiz Khalifa oo uu ka dhaxayeeyo jacayl wayn waxana Amber Rose uga harsan xiliga ay dhali lahayd 28 asbuuc sidaa ay ku sheegtay qoraal ay bogeeda ku daabacday waaxana ilaa iyo hada la sheegayaa in gurigeeda ay buux dhaafiyeen ubaxyo farabadan oo loo keenay .
Filmsheeg0@gmail.com
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 