
Fanaanda Shakira iyo Saxibkeedii hore ee Antonio de La Rua's ayaa waax ka dhax tagan arin xoogaan oo xalkeeda ilaa iyo hada la gaari la,yahay taa oo ka dhalatay lacago aay isku haystaan Fanaanda Shakira iyo Antonio de La Rua's oo madax ka ahaa Shirkad soo saarta Qamriga oo ay muda 10 sano ku dhaw xariir la lahayd ayaa Maxkamad ku taala Magaalada New York ku jahawareesan tahay.
William Reid oo ah abuukaataha Antonio de La Rua's oo u doodaya ninkaan ay fanaanda ku haysato lacagta ay ku sheegtay $US100 million ayaa sheegay, in uu ka amusay Lacagta loo haysto ninkaa, waxuuna sheegay in uu isku dayay in uu arintaa Shakira ka hadashay wax ka wydiiyo balsa uu diiday gabi ahanba in uu ka hadlo .
William Reid ayaa intaa ku daray in aan la xaqiijin Karin ficilka uu samayn karo Antonio de La Rua's balsa waxa uu sheegay in uu mar kale xooga sari doono si xaal loo gaari lahaa waxana dacwada ay isku haystaan Fanaanda Shakira iyo Antonio de La Rua's tahay ,mid muda soo jiitamaysay oo maxakamdeeda furan tay Bishii November 20 kana furantay Magalada New York.
Wiilkaan dacwda lo haysto ee Fanaanda Shakiira lacgta la isku afgaran la,yahay isku haystaan ayaa waxaa dhalay Madaxwaynihii hore ee Dalka Arjantiin Fernando de la Rua waxa uuna xariir kala dhaxeeyay Fanandaa in ku dhow 10 Sano isagoo xariirkooda ka bilowday kidib markii Fanaanada iyo shirkad uu madax ka ahaa ay xariir yeesheen .
Filmsheeg0@gmail.com
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 