Obama Labadayda Gebdhood Iyo Xaskayga Waxay Tageero U Yihiin Jay-Z Iyo Beyonce

2012-12-06 02:55:56

Madaxwaynaha Maraykanka Barck Obama, ayaa sheegay in Fanaanka wayn ee Jay-Z iyo xaaskiisa Beyonce u hayo xushmad wayn islamarkaana ay ku waynyihiin waxuuna sheegay in uu taageero wayn u yahay fanaanka iyo xaaskiisa oo uu sheegay in xariir wanagsan la leeyahay.

Mr Obama ayaa sheegay in Fanaankaa ay tageera u yihiin Labadiisa gebdhood iyo Xaaskiisa Michelle Obama islamarkaana waxa uu sheegay in ay aad u jaceylyihiin albunada uu soo saaro, sido kale Obama ayaa sheegay in xiligii uu ololaha ku jiray Jayz f gacan wayn ka helay.

Xaaska Jay-Z Beyonce ayaa la sheegayaa in mudooyinkaan xariirkooda uu sii xumaanayo waxana la sheegay in uu soo kala dhaxgalay khilaaf aan si dhab ah loo shaacinin balsa warar laga soo xigtay Beyonce ayaa lugu sheegay in aay tiri ,,, waxaan doonayaa in aan kali ahaado ,taa oo ka dhigan in xariirkooda uu sii xumaanayo .

Dhinaca kale Beyonce ayaa la sheegay in khilaafka saxibkeed kala dhaxeeyo uu ka bilowday Olalihii doorashooyinka Maraykanka iyadoo tagaeero wayn u ahayd ninka Obama la tartamayay ee Mt Romny waxana la sheegay in ay ka xumaatay sawir Jay-Z iyo Obama ay wada galeen Bishii September xili uu ku sugnaa New York.

Filmsheeg0@gmail.com

Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments
Ahmed
Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska

Name*
Email*
Comment*