
Fanaanada Farxiyo Kabayare oo manta ku dhawaqday page cusub ay ku yeelatay Bogga Facebook,ayaa mahad weyn u celisay fanaanada saxiibada ayihiin ee Hodan Cabdiraxmaan.
Kabayare ayaa tiri manta waxaan samaysatay bogg rasmi ah oo wax walbo oo xagayga ka cusub ku soo qori doono ,waxayna si gaar ah boggeda cusub ugu mahadcelisay Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan waxayna tiri sidaan "Waad i galbisay Xayaati Hodan Thank you sweethearth love you ".
Dhanka kale Kabayare waxay asna u mahadcelisay Fanaanaka lagu nanayso Amiirka Codka Ahmed Rasta iyadoo tiri "Thank you AMIIRKA CODKA AHMED RASTA "
Dhawaan ayay aheed markii qaar ka mid ah fananiiinta North America ka tumayn saxiibtood Farxiyo kabayare oo aroos aheed.
Farxiyo Kabyare ayaa u muuqato qof soo xasuustay asaxaabtayda todobada arooska ka dib,sido kale fanaanada ayaa u guurtay kuna aqal gashay magaalada Virginia ee dalka Maraykanka.
Halkaan ka Daawo Page-ka cusub iyo waxay ku soo qortay Farxiyo Kabayare : https://www.facebook.com/pages/Farhiya-Kabayare-Official/452828688086862
Filmsheeg0@gmail.com
info@filmsheeg.com
Abdi Holland
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 