Fanaanka reer Jabuuti Cawaale Adan ayaa soo saray hees cusub oo lagu magacaabo layaabay heestaan waxaa lagu duubay Studio Liibaan oo ku yaalo dalka maraykanka.
Cawaala Adan, ayaa ah fanaan inta badan looga bartay heesaha jaceylka waxuuna hatan bilabay in uu heesihiisa ka soo dhigo muuqaalo casri ah.
Fanaanka Cawaale Adan ayaa ku soo baxay Heesta lagu magacaabo “Tusmo Ila wadaag” intaas kadib waxuu noqday fanaan
weyn oo laga yaqaan Jabuuti ilaa Soomaaliya.
Cawaale Adan hadda waxuu ku noolyahay Dalka Canada isaga xaaskiisa iyo caruurtisa ,waxuuna iminka dib u bilaabay heesihiisa,isaga oo dib boorka iskaga soo jafay bilihii la soo dhaafay.
Filmsheeg0@gmail.com
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Heesta Layaabay
Filmsheeg.com
info@filmsheeg.com
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 