Rakaab Saarnaa Diyaarad Oo Isku Qabsaday Katiin Uu Xirnaan Fanaanka P.Diddy

2012-12-07 00:51:41

Fanaanka P. Diddy ayaa dood ka dhax abuuray rakaab saarnaa Diyaaarda xili uu ka duulayay Garoonka wayn ee Magaalada Los Angeles waxaana doodaa timid kidib markii uu soo xirtay katiin soo jiitay Dadkii rakaabka ahaa oo badnokood la dhacay katiinka kaas oo aay dadku kala saari wayeen in uu ahaa dahab iyo in uu aha Maar hayeeshee rakaabka diyaarada ayaa murankooda sii xoogaystay kidib Markii Fanaanka uu ka gaabsaday in uu ka jaawabo su,aalaha dadka rakaabka uga imaanayay.

Qaar badan oo ka mid ahaa dadkaa ayaa katiinkaa dooda dhaliyay ku macneeyay in uu ahaa dahab laakiin Fanaanka kale ee hip-hop oo rakaabka ka mid ahaa ayaa si kaftan ah u waydiiyay katiinkaan waxa uu yahay balsa Diddy ayaa ka gaabsaday in uu ka jawaabo .

Arintaa muranka dhalisaya ayaa waxaa bar barsocday shil soo gaaray fanaanka ka hor inta uusan garoonka soo gaarin waxana shilkaa uu ka dhashay moto uu watay oo ku dhacday gaari marayay wada hormarta afka hore ee garoonka kidib markii uu seedkiisa ka baxay, laakiin waxa uu ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sababta uu isbitaal u tagi wayay asiga oo aay ka muuqdeen dhawaacyo halis ah

Diddy ayaa diiday gabi ahanba in uu tago cusbitaal waxuuna isticmaalayay xiliga uu saarnaa diyaardaa ku socotay Gobalka Los Vagas daawo asiga uu watay taas oo dad badan aay aad ula yabeen waxuuna yiri Fikirka dadka waxa uu ku siiyaa talooyin badan ,laakiin kan kaliga ah waxuu ku siiyaa talo sax ah .

Filmsheeg0@gmail.com

Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments
Ahmed
Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska

Name*
Email*
Comment*