
Fanaanda wayn ee Rihanna ayaa Bogga twtter ka ku soo daabcday warbixin ay kaga hadlayso jacaylka dhaxyaalo iyada iyo Saaxibkeed ay ku dhaarato ee Chris Brown kaas oo ay sheegtay in xriirka ka dhaxeeya uu yahay mid aan xad laahyn, waxyna ku tiri qoraalkeeda riyadaydu waa aniga oo cunug u dhalo Chris Brown.
Xariirka Chris Brown iyo Rihanna ayaa dhawaan dib u soo laabtay kidib muda ay kala maqnaayen ka gadaal markii labadoodaa khilaaf sababay in uu xariirkooda yaarday ka dhax dhacay ,waxna soo laabashada xariirkooda iminka u muuqdaa mid mar kale sare u qaadaya jacaylkii hore uga dhaxeeyay .
Rihanna ayaa mar wax laga waydiiyay xiliga ay rajaynayso in ay saxbked xariirkooda soo gabagbeeyaan ayaa sheegtay in aay 2014 ay balan sanyihiin in xariirkooda ay soo gabagbeeyaan waxayna sheegtay in saxbkeed jacaylka ka dhaxeeya uu yahy mid aad u fog oo aan lugu deg degi Karin in la soo afjaro .
Chris Brown ayaa saxib dhow la ah xidiga Kooxda Chelsea ee Florent Malouda kaa oo uu ka dhaxeeyo xariir wayn waxna fanaanka Chris Brown oo markasta dawadaa Ciyaarta uu xidigaan ciyaarayo asigoo kulan kii ugu danbeeyay ee uu ka qabgalay ahaa Kualn kii Finaalkii FA ee garoonka Wambaly lugu qabtay sanadkii hore .
Filmsheeg0@gmail.com
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 