Mo Faarax oo Tusaale U Nqoday Shaqsiyaad Dunida Magac Ku Leh Sababtu Maxay Tahay

2012-12-07 12:08:56

Orad yahanka ka soo jeeda Dalka Soomaliya MO Farax balsa haysta dhalsho Ingiriiska ayaa noqday tusaale ay ku daysadaan Fananiin caan ah iyo Ciyaartooy caan ah, waxuuna orad yaahanka Mo faarax oo astaan u ahayd xiligii uu ku guulaystay Biladihi Dahabka ee Ciyaaraha Olompikada 2012 in uu saaro labada gacamood madaxa, taas oo noqtay calamaad aay dada badan adeegsadaan .

Boris Johnson, David Haye, Jermain Defoe, Tom Daley Sam Faiers ayaa dhamaantood ah dad magac ku leh bulshada dhaxdooda, waxaana hada caadi u noqtay in aay qataan astaanta xidiga uu caanka ku ahaa xiliyada uu dabaaldega samynayo, waaxna ay sheegeen in calamdaa ay muujinayso farxad xad dhaaf ah sida ay shegeen dadkaa adeegsaday waxuna Mo farax noqday mida ay ku daysadaan dad badan oo aduunka caan ka ah .

Orad yaahnka ka soo jeeda Dalka Somaliya balsa haysta dhalasho dalka Ingiriiska, ayaa wacdaro ka dhigay Koobka Olmpikada 2012 kidib markii laba biladood oo dahab ah ka soo hooyay tartamadii 10,000,iyo 5000 waxna dhamaan xidigaa uu noqday mid dad badan soo jiita .

Mo Farax oo caan ku ah calamdaa ay u baxiyeen Moboto oo ah mid Orad yaahnkaa lugu yaqaano ,ayaa waxaa hada noqtay tan ugu hadal haynta Badan Dalka Ingiriiska waaxna inabadn oo ka mid ah dadkaa ay ku tilmaamen Mo farax nin ku dayasha mudan oo Dalka egland kaalin wayn ka qaatay in guul ay gaaran .

Filmsheeg0@gmail.com

Halkaan Ka Daawo Muuqalka Mo Farah Iyo Dadka Magaca Leh Oo Tusaalaha U Noqday

Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments
Ahmed
Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska

Name*
Email*
Comment*