Fanaanka Dahir Lucky Oo ah fanaan ku soo caan baxay Riwaayadi Qabyo, ayaa muddo sii horaysay Safar uu ku tagay Wadanka Imaaraadka Carabta Magaalada Dubai ,waxuuna halkaasi ku soo samayay heeso badan walow aan lahelin heesaha oo dhamaystiran lakiin waa la helay heesihii oo goos goos ah .
Dahir Lucky ayaa dhamaan heesaha uu soo samayay u ciyaarayaan gabdho Itoopiyan ah oo si cajiib ah u ciyaaraya ,waxuuna ahaa fanaanka qof ay ka muuqato farxad iyo bashaal xad dhaaf ah.
Fanaankaa ayaa lagu xaman jiray in uu ahaa fanaan dhalin yaro ah oo heesto dhaqaalo fara badan, waxaana lagu xasuustaa in uu maal galiyay Riwaayadi Qabyo isaga oo bixiyay dhamaan waxii qarash oo ku baxay Riwayadaas.
Sida Dadka qaar ay shagayaan Dahir waxuu heesahaan ku bixiyay lacag badan waxuu sidoo kale gabdhahaan Itoopiyanka ku kirayay lacago xad dhaaf ah si ay u soo jiitaan dadka dawan doono heesahaan.
Igu danbayntii Fanaanka ayaa la xiray dalka Maraykanka sanaddii 2010 isaga oo loo heesto dacwad ah in uu ku lug yeeshay gaditaan Gabdho Yaryar oo aan qaangarin iyo wax is daba marin .
Filmsheeg0@gmail.com
Halkaan Ka Daawo Heesaha Dahir Lucky Iyo Gabdhaha Itoopiyanka Oo Ciyarayaan
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 