Snoop Dogg Waan Aaminsanahay saxiibkay Katt Williams

2012-12-08 10:35:48

Snoop Dogg oo ah Fanaan wayn oo Tageeryaal badan ku leh Aduunka ayaa Waraysi gooniya uu siiyay TMZ ayaa waxuu ku sheegay in uu si wayn u aminsan yahay Saxibkii Katt Williams oo muda Afar sano ah saxibo wada ahayeen .

Snoop Dogg iyo saxibkii Katt Williams ayaa 2006 dii waxa ay si wada jir ah u soo sareen Filin comedy kaas oo lugu magacaabo The Pimp Chronicles Qaybtiisa Kowaad, waxa ayna yihiin kuwa si joogta ah iskaga warqaba sida uu sheegay Fanaanka Snoop Dogg.

Snoop Dogg ayaa minka waxa uu sheegay in uu ka murugoonayo saxibkii Katt Williams oo xabsi ku jira waxuuna sheegay in uu u baahan yahay Saxibkii in la caawiyo, waxuuna ku cel celiyay in aay khasab tahay in uu cawianaad helo, waxa uuna u baahan yahay cid cawisa, ayuu yiri Fanaanka oo laga dareemayay sida oo uga xun yahy xariga saxibkiis.

Waxa uu sheegay Snoop Dogg in Saxibkii u baahan yahay in gacan la siiyo waxuuna sheegay in xariirka saxibtinimo ee saxbkiis kala dhaxeeya uu yahay mid siw ayn aay isku amin sanyihiin islamarkaana waxuu sheegay in aay xili kasta si joogta ah iskaga war hayaan .

Filmsheeg0@gmail.com

Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments
Ahmed
Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska

Name*
Email*
Comment*