
Fanaanka ahna mushishinka Bashiir Hanuuniye Oo hees aad u macaan u soo samaysay Hooyadiis Maama Sureero ,waxaana heesta u qaaday fanaanad lagu magacaabo Mandeeq .
Heestaan cusub sidoo kale waxaa laxanka saray Aabihiis Cabdalle Yusuf Hanuuniye heestaan ayaa ah hees hal qoos wada sameyen marka aad u fiirsato miraha waxaa samayay Hooyadiis,laxanka waxaa Saray Abihiis halka Music-ga uu ku laray wiilka heesta loo sameyay ee Bashiir Hanuuniye.
Heestaan ayaa ah hees inta badan duco ah oo Mamada wiilkeeda ugu ducaynaysay erayada heesta waxaa ka mid ah “” Cadkii Ilahay Iga Beerow ,Curaadkaan jeclaayow ,Ku calool Nuglaayow ,Cawl iyo ilba la,aw, Cafimaad qab cudur la’i ,Cimri dheer cibaado leh cilad la’i ku noolow”
Fanaanka Bashiir Hanuuniye ayaa noqday fanaanki ugu horeyay ee nasiib u yeesho in hees u soo samayso Hooyadiis haka Abihiisna laxanka uu u saray
Filmsheeg0@gmail.com
Halkan Ka Dhagayso Heesta Ayadoo Youtube ah
info@filmsheeg.com
Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video
Sahruuja Oo Ka Furatay Ninkii Soo Saaray ee Ibrahim Eagle
Xaaska Ra,iisulwasaare hore C/wali gaas oo ka maseyrtay Ubaxa Guduudan oo la guddoonsiiyay 