Fananaada Shamso Food Oo Mukulaal Hees U Qaday + Video

2012-12-08 11:37:40


 

Fananada Shamso Food ,ayaa ka yabisay dadka fanka xiiseyo ka dib markii hees u soo samaysay Mukulaal ama Bisad heestaan oo aheed hees Niiko ah.


Fanka hore ayaa lagu heesi jiray Geel iyo Faras lakiin fankii qurbaha ayaa noqday fan wax walbo loo adeegsado waxaana arkaysaa heeso aan ku salaysneen dhaqanka iyo hidaha fanka Soomaliyeed .


Heestaan cusub oo la magac baxday Werraanwerryo (Kato) ay soo qaaday fananaada Shamso Foot uu la qadayo fanaan kale oo lagu magacaabo Kamaladiin, ayaa ah hees aan lahayn dhadhan faneed marka laga reebo music u garacan sida xamariga ama ama Banaadiriga.

Haddaba akhriste fanka maanta mala tartami karaa fankii hore ee waagi bari samadka ama xiligii dowladaii dhaxe fankii jiray.

Filmsheeg@gmail.com

Halkaan ka Daawo Heesta Cusub ee Shamso Foot


Filmsheeg.com

info@filmsheeg.com
Comments